Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xasan Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Uga Yimid Madaxwayne Muuse Biixi Eedo Kaloo Culusna Madaxweynaha Dusha Usaaray”Daawo Muuqaal
August 15, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa jawaab ka bixiyay eedo dhawaan uga yimid madaxwaynaha jsl muuse biixi isagoo dhankiisa dhaliilo culus ujeediyay madaxwaynaha ku eedeeyay in uu wakhtigii halganka Awaare ku dilay Nin Mujaahid ah.