berberatoday.com
Madaxwayne Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada.
August 15, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay Guddida Diwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka oo uga warbixiyey ururrada siyaasadda ee buuxiyey shuruudihii diwaangelinta Ururrada Siyaasadda kuwaas oo tiradoodu dhantahay 15 Urur Siyaasadeed.

 

Waxaanay guddidu Madaxweynaha uga warbixiyeen halka ay hawluhu u marayaan ilaa hadda iyo waxyaabaha u qabsoomay, waxanay xuseen yoolkooda shaqo ee mustaqbalku inuu yahay ka midho dhalinta shaqada ay qaranka u hayaan inay u gutaan sida ugu habboon iyagoo dhawraya, raacayana dastuurka qaranka iyo shuruucda dalka u dejisan.

Ugu danbayntii Madaxweynaha Jamhuuriyaddu waxa uu guddida uga mahadnaqay, kuna hambalyeeyey shaqada ay qaranka u hayaan iyo dedaalka ay sameeyeen mudadii ay xilkaa hayeen. Waxaanu kula dardaarmay inay halkaa ka sii wadaan shaqada ay hayaan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews