berberatoday.com
Mucjisada Ka Dhacday Doorashada Madaxweynenimada Ee Kiiniya,Waxa Qoray Cabdi Yasin Yool
August 15, 2022 - Written by admin
Mucjisada ka dhacday Doorashada Madaxweyne ee Kiiniya,
Guddida Doorashooyinka Kiiniya waxay ku dhawaaqeen in doorashadii ka dhacday Kiiniya uu ku guulaystay Madaxweyne Ku-xigeenka Kiiniya William Ruto oo laga guulaystay Raila Odinga.
Maxaa dhacay hadaba, Raila Odinga waxaa taageersanaa Madaxweyne Uhuro Kenyaata, qabiilka ugu badan Kiiniya ee Kukuuyada oo lays lahaa waxay codkooda siinayaan Raila ayaa dhabarka ujeediyey waxay doorteen oo codkooda siiyeen William Ruto oo kasoo jeeda qabiilka kalanjin,
Kukuuyada iyo Qabiilka Jalwada ee uu kasoo jeedo Raila Odinga waxaa ka dhaxeeyey waligood loolan xagga awooda, waxaanay Kukuuyadu Raila u arkaan nin waligii halis ku ahaa iyaga ,oo ay mudan tahay in laga takhaluso waana markii ugu dhawayd ee noqon gaadho Madaxweynaha Jamhuuriyada kiiniya Raila Odinga oo dhashay 1945 mar danbe isma soo sharaxi doona, hawlgab ayuu noqonayaa,
Raila aabihii Odinga Odinga. oo Madaxweyne ku-xigeen unoqday President Jomo Kenyatta. ayaa laga hayaa waxaan doonayaa inaan maruun Madaxweyne noqdo xitaa 2 saacadood ha noqotee , Kukuuyadu ma rabto in Kiiniya Jalwadu Madaxweyne ka noqdaan,
Madaxweynaha la doortay ee Kiiniya President Ruto qabiilkiisa Kalanjiin iyo Kukuuyadu waligood waxay ahaayeen taxaaluf Siyaasadeed oo isu codeeya,labadii doorasho 2012, iyo 2017 ee lagu doortay President Uhuro Kiiniyata qabiilka Ruto ee kalanjii isaga ayey taageereen oo ucodeeyeen balse Uhuro oo Maslaxad siyaasadeed ka dhex arkaya cadawgiisiisii shalay ee Raila aya taageeray,
Deegaanada Qabiilka Kukuuyada Xubnaha Barlamanka iyo Gudoomiyayaasha Gobolada waxaa ku guulaystay Xisbiga United Democratic Alliance( UDA) ee William Ruto, Madaxweynaha xilka ka dagaya Uhurro Kenyata ee taageerayey Raila Odinga waa lagu garaacay deegaankiis,
Waxa Qoray Cabdi Yasin Yool

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews