berberatoday.com
Siyaasi Cali Guray Oo Sheegay In Somaliland Ku Burburayso Gacanta Muuse Biixi,
August 15, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi cali guray ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee dalka ka taagan, mudo haraadadii dalka ka dhacay iyo dadkii ku dhintay oo aan wali la aasin

Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa sheegay in aanay somaliland suurto gal ka ahayn doorasho aan laysla ogolayn in aanay ka qabsoomay

Dhanka kale cali guray ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu isgu dalka burburinayo islamarkaana khilaafka udhexeeyay mucaaridka uu isagu wado masuulna ka yahay dadkii ku dhintay banaan baxyadii.

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews