Raila Odinga Oo Qaadacay Natiijada Doorashadii Wiliam Ruto Loogu Dhawaaqay Dacwadna Ugudbinaya Maxkamada Sare Ee Kenya
August 16, 2022 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Raila Odinga, ayaa ku dhawaaqay in uu qaadacay oo aanay sharci ahayn natiijadii shalay guddoomiyaha Guddida Doorashada Kenya shaaciyay ee Ruto, ku guullaystay.
Maxkamadda sare ayuu u gudbin doonaa dacwadiisa.
Berberatoday.com