berberatoday.com
Markabkii Uhoreeyay ee Sida Qamandi Dagaalkii Ukrain Iyo Ruushka Oo Kusoo Waajahan Afrika
August 17, 2022 - Written by admin

Cape Town(Berberatoday.com)-Markab ay leedahay Qaramada Midoobay oo sida qamadi, ayaa markii ugu horeysay tan iyo duulaankii Ukraine ku wajahan dalka Koonfur Afria.

Markabka oo ka soo amba-baxay dekedda dhacda badda madoow ee Pivdennyi Laden, ayaa sida 23000 oo tan oo qamandi ah, wuxuuna ku wajahanyahay dal ay malaayiin qof la il daranyihiin macluul.

Hay’adda cuntada adduunka, WFP, ayaa sheegtay in 345 Milyan oo qof oo ka soo jeeda 82 dal guud ahaan caalamka, ay wajahayaan cunto yari, isla markaana ay u baahanyihiin gargaar deg deg ah.

Qaramada Midoobay, Ruushka, iyo Ukraine, ayaa ku heshiiyay in Ukraine ay dib u bilowdo dhoofinta qamadiiga.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews