berberatoday.com
Mas’uul Ka Tirsanaa Guddiga Doorashada Kenya Oo Meydkiisa Laga Helay Kayn Iyo Buuralay Lagu Tuuray
August 17, 2022 - Written by admin

Nairobi(Berberatoday.com)-Warbaahinta dalka Kenya, ayaa ku warameysa in ninkii madaxda ka ahaa xarun codbixin, oo ku taalla magaalada Nairobi, ee xarunta dalka Kenya, la helay meydkiisa maalmo kadib, markii qoyskiisa ay sheegeen in la waayey.

Meydka Daniel Mbolu, ayaa laga helay kayn ku taalla buurta Mount Kaliminjaro, oo u dhow xuduudda dalka Tanzania, sida ay sheegayaan wararka laga soo xigtay booiiska.

Meydka, ayaa waxaa aqoon sadey laba gabdhood oo walaalo ah, sida uu qoray wargeyska The Daily Nation.

Wargeyska, ayaa qoraalkiisa wuxuu intaa raaciyey in meydka ay heleen dad xoolo dhaqato ah, uuna lahaa nabaro muuqda, oo jidhdil ah.

Musyoka, ayaa wuxuu ahaa sarkaal qaabilsan xarun codbixin, oo dhacda bariga Embakasi ee magaalada Nairobi.

In la waayay, ayaa waxaa xaqiijiyay guddiga doorashada Kenya Jimcihii la soo dhaafay, iyagoo sheegay in la waayey xili uu shaqo kaga jiray goob codbixin, oo tirinta codadka ay ka socotay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews