Dab Ka Kacay Suuqa Magaalada Laascanood Iyo Khasaaraha Ka Dhashay”Daawo Muuqaal
August 18, 2022 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Dab xoogan ayaa caawa fiidkii ka kacay suuqa khudaarta ee magaalada laascaanood kaasi oo sobobay khasaare hantiyeed kaasi oo ay bakhtiyeen ciidamada dabdamiska ee gobolka oo kaashanaya ciidanka booliska