berberatoday.com
“Dumarku Inay Siyaasadda Ka Qaybgalaan Diintuna Way Ogoshahay, Ee Waxa Hortaagani Waa Cunfi”Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin
August 18, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo Amniga , Maxamed Kaahin Axmed Shirwaynaha haweenka somaliland ayaa ka hadlay caqabadaha hortaagan in ay dumarku ka qaybgalaan siyaasada kana mid noqdaan golayaasha qaranka.

 

“Dumarku in ay ka qaybqaataan siyaasadda dalka waa arrin in badan lagu dedaalay, oo waydiimo badan  la iska waydiiyay. Dumarku in siyaasadda ka qaybgalaan diintuna way ogoshay , ee waxa hortaagani waa cunfi aan diin iyo dhaqan midna ku dhisnayn. Dumarow haddaad qabyaalad rag u kala leexataan, soo biximaysaan, ee codka idinkaa hayee isku codeeya. Xeerkii qoondada haweenku waa idiin ogal yahay in siyaasadda ka qaybgashaan , lacagtii doorashada ee wasaaradda maaliyadu idinka rabtayna xukuumaddu waa idinka dhaaftay , ee dhankiina ka dedaala. Xukuumado koontadii haweenka barlamaanka way gaynaysaa, baarlamaankana waxaan rejaynaynaa in ay ansixiyaan.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews