“Madaxwaynaha Maantaba Hala Waydiiyo, Xadhigga Siyaasiga Ah Sida Uu U Arko”Cali Guray.
August 18, 2022 - Written by admin
Qofku Mawaaqiif kala duwan xiliyo kala duwan wuu qaadan Karaa. Siyaasaduna saaxiib joogto ah iyo cadow joogto ah Midna ma laha baa la yidhaa. Ha yeeshee arimaha mabda’iga Ah oo qofku uu aaminsan yahay in ay ka guurguurto Isbedbedelka mawaaqiifta siyaasadda iyo hadba muxaafid iyo Mucaarid midka uu yahay maaha. Muuse Biixi hadii mabda’ Ahaan shalay uu qalad u arkay xadhigga siyaasiga ah oo runtii Ay ahayd maanta isaga oo Madaxwayne ahna qalad buu u arki Lahaa sax uma arkeen kumanuu kaceen xdhig siyaasi ah isaga Laftiisu. Waxay tani inoo cadaynaysaa keliya in ay beentii ahayd ee xadhigga siyaasiga mabda’ ahaan sax u arko.