Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Madaxda Hay’adda EUCAP Geeska Afrika .
August 20, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha guud ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Admiral Axmed Huure Haaruye ayaa kulan qaatay madaxda afrika uqaabilsan haayada EUCAP oo ay hogaaminayo gabadha uqaabilsan hawlgalka afrika Mss Dania Cossa iyo sidoo kale madaxa adeega ee hayadaasi iyo saraakiil kale oo ka socotay hayada EUCAP.