“Waxaan Umalaynayaa Innagu Hadraawi Ayeynu Ubarooranaynaaye, Inuu Ka Ducaystayba, Haddii Uu Arki Waayey Somaliland-tii Uu Doonayey In Aan Illaahay Ku Simin Tan Aynu Maanta Joogno”Muj Cabdiraxmaan Awcali.
August 20, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Muj Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax(cabdiraxmaan Tolwaa” oo ka Hadlayay aaskii Marxum Maxamed ibraahim Warsame “hadraawi” ayaa ka hadlay taariikhdiisa iyo kala fogaanshaha Somalilandtii uu doonayay ee uu usoo halgamay iyo tan aynu maanta joogno oo uu xusay malaha in uu ka ducaystay in aan ilaahay ku siman waxa hada ka socda.
