Hablaha Dugsiga Nuuradiin Oo Abaalmarin Qaaliya Gudoonsiiyay Gabadh Wariye Ah Iyo Waxa Ay Ku Mutaysatay.
August 21, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka dugsiyada nuuradiin ayaa abaalmarin qaaliya gudoonsiiyay gabadh wariye ah oo difaacday diinta iy xidhashada xijaabka.

