berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Wuxu Tilmaamay In Somaliland Ay Heerka Ay Joogto Kusoo Gaadhay Qori Isu Dhiib Nabadgelyo Leh Oo Ilbaxnimo Ku Jirto Kana Fog Anigaa Reer Hebel Ah Iyo Cunfi”Kaysar Cabdillahi
August 22, 2022 - Written by admin
Asalaamu Calaykum
Waxaan maanta Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.
Madaxweynaha waxaanu si aad u qoto dheer isaga waraysanay Xaalada guud ee Dalka, iyo sidii ummada reer Somaliland ay gacmaha isu qabsan lahaayeen, una ilaashan lahaayeen Qaranimadooda, Nabadgelyadooda iyo Amniga Dalkooda.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu tilmaamay masuuliyida ka saaran ilaalinta Dastuurka iyo ilaalinta Ammaanka Dalka, waxaana uu tilmaamay in Somaliland ay heerka ay joogto ku soo gaadhay qori isu dhiib nabadgelyo leh oo ilbaxnimo ku jirto kana fog anigaa reer Hebel ah iyo cunfi.
Waxa uu Madaxweynuhu si cad u sheegay inuu diyaar u yahay Doorashooyin si xor iyo xalaal ah u qabsooma oo waafaqsan xeerarka Dalka iyo Dastuurka Qaranka.
Aad iyo aad ayaan ugu mahadnaqayaa Madaxweynaha sida diirran ee uu iigu soo dhaweeyay Xafiiskiisa, warbixin waafi ahna iiga siiyay arrimo badan oo kala duwan.
Somaliland ha Guulaysto
Amb Kaysar Cabdilaahi Maxamed
Hargeysa. Jamhuuriyada Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews