berberatoday.com
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland Oo Kulan Deg Deg Ah Isugu Yeedhay Haayadaha Caalamiga Ah Ee Dalka Ka Hawlgala
August 23, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka JSL ayaa maanta shir muhiim ah laqaadatay hay’addaha kashaqeeya arrimmaha dadka Barakacayaasha ah iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa.

 

Shirkan oo ay soo agaasintay Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha qaranka iyada oo ay qayb ka ahaayeen  Dawladda Hoose ee Hargeysa, Hay’addaha Qaramada midoobay, Hay’addo caalami iyo kuwo waddaniga ah.

Gudoomiyaha Hay’ada Qaxoontiga iyo Barakacayaasha JSL oo shirka furay ayaa sheegay in ujeedada shirkani uu yahay sidii looga arrinsan lahaa in dib udejin loo sameeyo dadka Barakacayaasha ah ee iyagu degen dhulka aanay lahayn.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews