Muqdisho: Dhibaatada Maandooriyaha Iyo Hadalheyntii Qabsatay TikTok
   August 23, 2022 - Written by admin
       
       
   
    
     
 
    
Muqdisho(Berberatoday.com)-Booliska Soomaaliya ayaa mar kale ka hadlay dhibaatada sii xoogaysanaysa ee uu maandooriyaha ku hayo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, halkaasoo dhallinyaro iyo dad da’ dhexaad ahba ay ku isticmaalaan.