Saraakiil Ciiddan Itoobiyan Ah Oo Socdaal Kutagay Garoowe Iyo Madxda Putland Oo Kulan La Qaatay
August 23, 2022 - Written by admin
Garoowe(Berberatoday.com)-Saraakiil ciiddan oo ka socda wasaaradda gaashaandhigga ee dalka Itoobiya, ayaa gaadhay magaalada Garoowe si ay Puntland uga wadahadlaan iskaashiga dhanka amniga.