berberatoday.com
Dawladda Itoobiya Oo Diyaarad Hub-sidday Ku Soo Ridday Mekelle
August 25, 2022 - Written by admin

Mekelle(Berberatoday.com)-Itoobiya ayaa sheegtay in diyaarad ay ku soo ridday caasimadda Tigray ee Mekelle, diyaaraddaasi oo ay sheegtay in ay hub halkaa ka dejinaysay.

Qoraal uu bartiisa twitter-ka uu maanta oo Arbaca ah uu soo dhigay la taliyaha sare ee arrimaha Amniga ee ra’iisul wasaaraha Itobiiya Ridwaan Xuseen ayaa sheegay in diyaaraddaasi ay lahaayeen ‘cadowga taariikhiga ah ee Itoobiya ee caanka ku ah inay si joogto ah uga shaqeeyaan sidii ay dalkan u wiiqi lahaayeen’ inkasta la tailyuhu uu magacaabin dalka uu u la jeedo.

Ma jiraan ilo madax banaan oo xaqiijinaya sheegashada Itoobiya, fallaagada Tigreegana weli kama eysan hadlin arrinkaa.

Sheegashadan Itoobiya ayaa imaneysa saacada un kaddib marki ay dowladda Itoobiya iyo Fallaagada TPLF uu midba midka kale ku eedeeyey iney ciidamadooda dagaal ku soo qaadeen

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews