Hal Qof Oo Ku Dhaawacmay Mudaharaad Ka Istaadhmay Ceerigaabo
August 25, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inta la ogyahay 1 qof ayaa ku dhaawacmay mudaharaad, ay taageerayaasha mucaaradka Somaliland maanta ka dhigeen magaalada Ceerigaabo.