Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Oo Xabsiga Madheera Ku Booqday Dad Muddaharaaddadii Loo Xidhxidhay
August 25, 2022 - Written by admin
Mandheera(Berberatoday.com)-Wefti uu hoggaaminayo Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi, ayaa maanta bookhday dhallinyarada xukumadda Soomaaliland udhaadhicisay jeelka Mandheera, kuwaasoo ay qaarkood ku xidhay muddaharaadkii 11-kii bishan mucaaradku sameeyeen.