Rugta Caalamiga Ah Ee Maraakiibta Oo Isku Raacday In Xeebaha Soomaaliya Laga Saaro Inay Yihiin Goob Halis Ah
August 25, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Rugta Caalamiga ah ee Maraakiibta ayaa isku raacday in xeebaha Soomaaliya laga saaro goob halis ah ka dib sanado badan oo lagu guuleystay howlgallada ka dhanka ah burcad-badeeda.