berberatoday.com
Wasiirada Arimaha Gudaha Iyo Caafimaadka Oo Ka Hadlay Nin Lagu Dilay Deegaanka Ceeryaan Ee Gobolka Sanaag Iyo Rabshado Ka Dhashay!
August 25, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirada wasaarada arimaha gudaha iyo caafimaadka somaliand ayaa ka hadlay nin lagu diley maalintii shalay deegaanka ceeryaan ee gobolka sanaag oo sobobay in dadwayne ka gadoodsan dilka marxuumkaasi ay maanta mudo haraad rabshado wata ka dhigeen magaalada ceerigaabo kuwaasi oo keenay khasaare iskugu jira dad ku dhaawacmay iyo hanti ay burburiyeen banaan baxayaashu

Wasiirka arimaha gudaha ayaa shacabka magaalada ceerigaabo iyo wayeelka ugu baaqay in ay xaalada dejiyaan islamarkaana xukuumadu baadhayso dilkaasi.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews