Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Qaabiley Wafti Ka Socday Urur Goboleedka Igad.
August 26, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) Ayaa ka warbixyay kulan Uu Maanta la yeeshay Wefti Ka Socday Ururka Goboleedka IGAD Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!

