Wasiirada Biyaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Ceelayasha Magaalada Gabiley Laga Waraabiyo.
August 26, 2022 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Wasiirada wasaaradaha biyaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland oo ay weheliyaan maamulka wakaalada biyaha gabiley ayaa shalay galinkii danbe kormeer ku tagay ceelasha biyaha magaalada gabiley ka cabto iyo kaydka loo samaynayo.