Gaadhi Siday Dad Iyo Xoolo Kasoo Hayaamay Abaaraha Oo Ku Dhacay Duleedka Degmada Abaarso Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
August 29, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gaadhi siday qoys iyo xoolahoogii kana soo hayaamay abaaraha baahsan ee ka jira dalka Ayaa saaka aroortii hore gaadhi kula dhacay duleedka deegaanka abaarso Ee Galbeedka Caasimada Hargaysa kaasi oo sobobay khasaare iskugu jira dhaawac soo gaadhay qaarkamid ah qoyskii saarnaa iyo 24neef oo adhiya oo ku dhintay.

