Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Ciise Kayd Oo Shaqo Xumo Uu Ku Eedeeyay Shaqadii Kaga Joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaaraddaasi Maxamed Cabdilahi Ducaale Cajab
August 29, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamud Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Agaasimihii Guud ee Wasaaraddaasi Maxamed Cabdilahi Ducaale Cajab Iyo Eedo Shaqo Xumo Uu Dusha Usaaray