Suldaan Ibraahim Suldaan Sulub Oo Lagu Xidhay Magaalada Hargaysa.
August 30, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada somaliland ayaa maanta Magaalada hargaysa ku xidhay suldaan ibraahim suldaan sulub Oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland gaar ahaan Suldaanka beesha xuseen abokor {sacad muuse” kaasi oo sida Wiil uu dhalay uu sheegay ay ciidamo dharcad ahi ka hor Kexeeyeen gurigiisa lagu xidhay saldhiga dhexe ee magaalada Hargaysa.
