berberatoday.com
“Maayirka Hargeysa Aroortii Suuqa Waaheen Gubtay Waan Dhirbaaxi Gaadhay Markaan Arkay Maayarkii Qamuumyaysan” Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqaal
August 31, 2022 - Written by admin

“Maayirka Hargeysa Aroortii waan dhirbaaxi gaadhay” Madaxweyne Muuse.
“Maayirka Hargeysa ayaa la waraystay markii dhibatu dhacday (Suuqa Waaheen), isagoo qabuubyaysan oo wejiga laaladinaya, Aroortii waan dhirbaaxi gaadhay waakas fadhiyee.
Waan u yeedho waxaan ku idhi maxaa jira adoo dadka hoogaminaya, miyaynan dhisan karin, ma masiiban dhici Karin?
Wuxuu yidhi mayee arrinkiiban ka yaabay ayay wax i waydiiyen.
Maalintibuu istaago wuxuu yidhi sida aynu Hargeysa oo dhan oo la dumiyay aan u dhisnay, ayaanu u dhisaynaa anagoo dawlada hoose ahna waan balanqaadayna, Dawlada hoose hawsha way ka soo baxday intii kaga beegnayd arrinkaa.”
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa hadalkan ka jeediyay Hada Jaamacada Hargeysa.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews