“Dalka Isbadal Ayaa Dhalanaya Ee Ha War Warine, Nina Boqortooyo Uu Ku Waarayo Maaha”Gudoomiye Xirsi.
September 2, 2022 - Written by admin
“Qolada xukuumadu waxay yidhaahdaan xirsi ayaa gabadh xidhay,bal kawarama 30hablood ee uu muuse xidhay”xirsi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa ka hadlay ficilada xukuumada madaxwayne biixi iyo isdiidooyinka ku xeeran
Sidoo kale gudoomiye xirsi ayaa sheegay in qolada xukuumadu yidhaahdaan xirsi ayaa gabadh xidhay balse madaxwayne biixi uu 3hablood xidhay.