Madaxweynaha Dawlada Xamar Xasan Sheekh Maxamud Oo Cambaareeyay Dadkii ay Al-shabaab ku laysey Gobolka Hiiraan
September 4, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyay falkii Al- shabaab ku dileen saaka waabarigii dad rayad ah oo ka baxay magaalada Baladweyne kuna sii jeeday degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan.