Midowga Afrika Oo Wakiil Cusub Usoo Magacaabay Somaliya!
September 5, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki ayaa Maanta u soo magacaabay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo madaxa howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee ATMIS Mohammed El-Amine Souef.
