berberatoday.com
Taliska Booliska Somaliland Oo Beeniyay Eedo La Xidhiidha Tacdi Ka Dhacay Saldhigyada Booliska Hargeysa
September 5, 2022 - Written by admin
“Beenin warar been Abuura”
Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland , waxa uu halkan ka beeninayaa wararka waxba kama jiraana oo wiigagii u dambeeyay baraha bulshada lagu baahiyay , taasi Ciidanka Booliska JSL lagu sheegay ina Saldhigyada ka gaystaan tacadiyo iyo dhibaatooyin Maxaabiista lagu soo xidho.
Waxaannu cadaynaynaa ina warkaasi waxba ka jirin , tahayna dacaayado lagu dilaayo sumcada Ciidanka sharafta leh ee habeen iyo Maalin u adeegaaya shacabweynaha JSL .
Si khaasa waxay waxay Ciidanka Boolisku u beeninayaan war uu faafiyey Yaxye Samaysne oo hore Ciidanka Booliska uga tirsanaa oo bahda Caafimaadkuna sheegeen inuu maskax ahaan caadi ahayn , Xilli uu Taliye ku xigeenka Saldhiga dhexe ee Magaalada Hargaysa ahaa, markii xaaladaasi la soo daristay , taliyaha Ciidanka Maxamed Aadan u soo badalay Taliska guud si halkaasi loogaga war hayo xaaladiisa guud, Waxaanu dhawaan u baxsaday xagaa iyo Soomaaliya , waxaannu ku maqan yahay baxsad.
Ciidanka Booliska Marnaba kama suuro gasho in ay xal iyo maslaxad ku dhameeyaan kiiskii uu ku sheegaayay Gabadha Oromada ah, balse waxa uu ka gutaa waajibaadkiisa sida uu qabo qodobka 405 ee xeerka ciqaabta guud.
Ugu Dambeyn Taliska Ciidanka Boolisku waxa uu u soo jeedinayaa Cid kasta Oo warar been abuur ah bulshada ku jaah wareerisaa in ay ka waantoobaan.
Xafiiska Warbaahinta
Ciidanka Booliska JSL

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews