berberatoday.com
Diblamaasi Reer Maraykan Ah Oo Markale Ka Faalooday Mustaqbalka Somaliland Iyo Filashada Aqoonsi Ay Ka Hesho Beesha Caalamka.
September 6, 2022 - Written by admin

USA(Berberatoday.com)-Kaaliyihii hore ee dawlada maraykanka islamarkaana soo noqday safiir ufdhiya dalal kamid ah qaarada Africa dhawaana kamid ahaa wafti dalka markaykanka ka socday oo safar ku yimid Somaliland ayaa ka faalooday Somaliland iyo sida ay udhisatay hanaan dumuqraadi ah iyo dal horumarsan iyadoo aanay cidi ka caawin isagoo sheegay maamulka somaliya ee lagu taageero cashuurta laga soo ururiyay dadwaynaha maraykanku balse fashilmay

Dhanka kale diblamaasiga reer maraykan ayaa sheegay in dhawaan Somaliland dalal waawayn oo dawlada maraykanku ku jirto ay ka heli doonto aqoonsi buuxa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews