berberatoday.com
Munaasibad Lagu Xusayay Jabhadii Afraad Ee Bilowga Uhayd Halgankii Lagu Xoreeyay Somaliland Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley.
September 8, 2022 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Munaasibad lagu xusayay aas aaska Jabhadii Afraad ee bud dhiga u ahayd halgankii hubaysnaa ee dib xoraynta Somaliland taasi oo ka bilaabantay deegaanada ku teedsan gobolka gabiley ayaa maanta lagu qabtay magaalada gabiley.

 

Munaasibadan ayaa waxaa hadalo la xidhiidh aas aaskii afraad ka jeediyay qaarkamid ah mujaahidiintii bilaabay dhaqdhaqaaqyadan iyagoo xusay sidii markii danbe ay ugu soo biireen halgamayaa hormuud unoqday jabhadii SNM Ee Gayiga Somaliland ka xoraysay taliskii mucangaga ahaa ee siyaad bare.

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews