Boqoradii Ingiriiska Queen Elizabeth Oo Geeriyootay Iyadoo Jirta Da,da 96 Sano
September 9, 2022 - Written by admin
Boqoradii UK Queen Elizabeth II ayaa hada la shaaciyay geerideeda. Boqoqdda oo uu da’deedu ahaa 96 jir ayaa ahayd boqoradii ugu xukun dheereyd abid ee soo mara xukunka Boqortooyada ingiriiska. Curadkeeda Prince Charles oo ah 73 jir ayaa noqon doona boqorka cusub.
Boqoradan geeriyootay Wuxu taashku saarnaa 70 sano , ka dib markii ay xukunka la wareegtay sanadkii 1952 oo Aabeheed King George uu dhintay
Berberatoday.com