Berbera Shaqaale Muwaadiniina Oo Ka Cabanaya In Shaqadii Looga Saaray Shaqaale Ajaanab Ah Oo Hindi Ubadan
September 13, 2022 - Written by admin
Shaqaale Muwaadiniina Oo Tacdi Iyo Shaqo Ka Saarid Kaga Cabanaya Shirkada Shafa Alnahda ee Dhisaysa Dekeda Berbera Iyo Suuq Xorta Ah(Free Zone-ka)