Madaxweyne Muuse Biixi Oo Isku Bedel Iyo Magacaabis Cusub Ku Sameeyay Agaasimayaasha Wasaaradaha Qaarkood
September 13, 2022 - Written by admin
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Isku Bedel Iyo Magacaabis Cusub Ku Sameeyay Agaasimayaasha Wasaaradaha Qaarkood
1. Agaasimaha cusub ee Wasaarada arimaha gudaha Maxamed Yuusuf Agaasimihii hore ee wasaarada warfaafinta
2. Agaasimaha cusub ee Wasaarada Warfaafinta Cabdikariim Aadan Cade agaasimihii hore ee Deeganka
3. Agaasimaha cusub ee Deeganka Md Maxamed Cabdilaahi Ducaale agaasimihii hore ee arimaha dibada
4.Wasaarada arimaha dibada ayaa loo magacaabay agaasime guud oo cusub kaasi oo Magciisu yahay Siciid Axmed Cabdikariin