“Hadalka Xoghayaha Guud Ee WADDANI, Maaha Wax Cusub Oo Wax Ka Bedelaya Mawqifkii Xisbiga Ee Khilaafka Siyaasasiga Ah”Cali Guray.
September 17, 2022 - Written by admin
WAX CUSUB OO SOO KORDHAY MA JIRAAN
Hadalka Xoghayaha Guud ee WADDANI maaha wax cusub oo wax ka bedelaya mawqifkii xisbiga ee Khilaafka siyaasasiga ah ee la xidhiidha doorashooyinka. Furista ururadu in ay sharci tahay marna may diidanayn balse waxay diidanaayeen doorasho laga soo hormariyo Doorashada Madaxtooyada hadana ma ogola, sida uu xusay Xoghayaha Guud.
