berberatoday.com
“Xasan Sheekh Wuxuu Ka Shaqaynayaa Burburinta Xidhiidhka Somaliland iyo Mareykanka”Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqaal
September 17, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu Madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay in uu ka shaqaynayo burburinta xidhiidhka billowga ah ee u dhexeeya Somaliland iyo Mareykanka.

Guddoomiye Faysal oo qoraal uu ku baahiyay bogga uu ku leeyahay Twitter-ka ayuu ku sheegay in Xasan Sheekh Maxamuud uu kulan la yeeshay madaxda Wasaarada Difaaca Mareykanka, si uu uga hortago xidhiidhka Somaliland iyo Mareykanka ee bilowga ah.

Faysal Cali Waraabe, ayaa sidoo kale waxaa uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi isna uu ku eedeeyay in uu ka shaqaynayo kala qaybinta dadka reer Somaliland.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews