berberatoday.com
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Sheegay Inay Gudida Diwaan Galinta Ugudbin Doonaan Wixii Macluumaad Ay Uga Baahan Yihiin
September 17, 2022 - Written by admin
Xoghayaha Guud ee xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi, oo waraysi siiyay Galaydh Media, ayaa sheegay in ay sharci tahay in 10-kii sannoba mar dib loo diwaangaliyo urruro cusub, isla markaana aanay furista urrurada kasoo horjeedin.
Waxaanu yidhi.”Nidaamka urruradu, waa nidaam sax ah oo sharci ah, 10-kii sanno in mar doorashadaas la galo, arrin khilaafi ah na maaha, oo sida loo sawirayo arrin laysku haysto maaha, waxa laysku haystaa, doorashooyinku habkee ayay usoo kala horaynayaan”
Xoghayaha Guud ee Waddani waxa uu sheegay in wixii looga baahan yahay ee dhinaca Guddida diiwaan gelinta ay dhamaystiri doonaan
Waxaanu yidhi.”Anagu xisbi ahaan waan la shaqaynaynaa guddida diwaangalinta, wixii nagu xidhan ee sharci ah ee ay nooga baahanyihiina waanu fulinaynaa”
Xoghayuhu waxa uu sheegay in isdiwaangalintoodu aanay ka turjumayn in ay ka noqdeen fikirkoodii ay doorasho madaxweyne ku doonayeen, oo ay wali aaminsanyihiin in doorashada madaxweynuhu ay soo horayso.
Dhinaca kale waxa uu sheegay in ay sii wadayaan bannaanbaxyo nabadgalyo ah waxaanu yidhi.”Anagu markasta waxaanu doonaynaa mudaharaad nabada, dadku dareenkooda ay cabiraan”.
Xigasho Weriye Khadar Horyaal

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews