Xubnaha Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Doortay Hogaankii Hagi Lahaa
September 18, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida cusub ee doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta dortay hogaanka komishanka ee gudoomiyaha gudoomiye kuxigeen iyo afhayeen.
![](http://www.wajaalenews.net/wp-content/uploads/2022/09/komishanka.png)
Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta Gudoomiye u doortay Muuse Xasan Yuusuf, waxa kaloo ay Gudoomiye-kuxigeen u doorteen Axmed Cismaan Xasan,sidoo kale Komishanka Doorshooyinku waxa afhayeen u doorteen Cabdicasiis Xirsi Warsame