Shiinaha Oo Somaliya Ka Taageeraya Horumarinta Duulista Iyo Gaadiidka
September 19, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya , Amb. Fei Shengchao.