Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ka Hadlay Mooshinka Golaha Wakiiladu Ansixiyeen Iyo Khatarta Ka Dhalan Karta, Hadii Guurtidu Ansixiso Balse Madaxwaynuhu Diido!
September 20, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Guuleed Dafac oo kamid ah dadka aqoonta dheeraada ah uleh sharciga Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay mooshinka ay xildhibaanada golaha wakiiladu ansixiyeen ee ah in laysa saaro labada doorasho ee madaxtooyada iyo ta ururada cusub ee siyaasada
Sidoo kale garyaqaan guuleed dafac ayaa ka hadlay halista ka dhalan karta hadii uu madaxwaynuhu soo celiyo xeeran oo uu sheegay in uu galayo go,doon siyaasadeed.
Dhanka kale garyaqaan guulleed dafac ayaa wax laga waydiiyay in mooshinka la ansixiyay uu xal unoqon karo khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan!