Wasiirada Ganacsiga Somaliland Oo Amar Culus Oo Diidmo Ah Kusoo Saartay Digreeto Lacago Ay Kordhiyeen Shirkadaha Wakiilada Koonteenarada Badecadaha Lagu Soo Guro
September 20, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamed Xasan Sacad Saajin Oo Amar Digreeto Ah Kusoo Saaray Inaanay Shirkadaha Wakiilada Koonteenaradu Wax Kordhina Ku Samayn Karin Lacagaha Adeegyadooda Ay Ku Qaadaan.
Sanadkii 2019-ka Ayay Sidan Oo Kale Isugu Dayeen Wakiilada Shirkadaha Koonteenaradu Inay Lacagaha Adeegyadooda Kordhiyaan Hase Yeeshee Waxa Markaasna Ka Diiday Wasaarada Ganacsiga Somaliland
Berberatoday.com