Aqoonyahan Fashiliyay Ujeedooyinka Ku Qorsoonaa Shirkii Madasha Wadatashiga Dhaqaalaha Iyo Hantida Lagu Lunsaday!
September 21, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan mustafe cabdiraxmaan habane oo kamid ah dhalinyarada reer Somaliland ee aqoonta uleh arimaha dhaqaalaha ayaa fashilay ujeedooyinka ku lamaanaa shirkii madasha wadatashiga dhaqaalaha ee ay dhawaan qabatay xukuumada Somaliland
Sidoo kale Aqoonyahan mustafe ayaa sheegay in ujeedada ugu wayne ee shirkani ahayd sidii dhaqaale tiro badan loogula bixi lahaa