berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Shacabka Degmada Sheekh Baayihii Ay Usheegteena Balan Qaadyo Usameeyay”Daawo Muuqaal
September 21, 2022 - Written by admin

Sheekh(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta la kulmay waayeelka, waxgaradka, aqoonyahanka iyo qaybaha kala duwan ee ku dhaqan degmada Sheekh ee gobolka Saaxil.

Madaxweynaha iyo wefti uu hoggaaminayo oo maanta kasoo laabtay safar shaqo oo ay ku tageen gobollada Togdheer iyo Sool, ayaa kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada reer Sheekh, waxana ay iska xogwarysteen xaaladda degmada, mashaariicda xukuumaddu ka hirgelisay degmada, waxana ay madaxweynaha ugaga mahadnaqeen sida xilkasnimada leh ee ay xukuumadda uu hoggaamiyaa ugu hagarbaxday degmada.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews