berberatoday.com
Ciidanka Dabdamiska Caasimada Hargeysa Oo 5 Caruura Ka Badbaadiyay Daad Qaatay Xili Uu Roob Da,aayay
September 22, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa ayaa galabta Shan caruur ah oo yar yar ka reebay daad qaatay Laagta hor marta taliska guud ee ciidanka.
Ciidanka ayaa caruurtaas dhamaantood ka soo samatabixiyay kana soo reebay daadka oo ahaa mid xoogan.
Ciidamada ayaa intaa kadib caruurtaa gaadhsiiyay cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa. Sidoo kale bulshada goobtaa ku sugnayd ayaa kaalin ka geystay samatabixinta.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews