berberatoday.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulamo La Qaatay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Gobolka Saaxil.
September 22, 2022 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga magaalada Berbera, ayaa xalay kulamo kala duwan la qaatay madax-dhaqameedka, haweenka, dhallinyarada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolka Saaxil.
Madaxweynaha iyo haldoorka bulshada reer Berbera ee uu la kulmay ayaa iska xogwaraystay xaaladda gobolka mashaariicda xukuumaddu ka hirgelisay iyo sidii loosii wadi lahaa horumarinta gobolka, islamarkaana bulshadu qayb uga noqon lahayd horumarkaas, loona wada shaqayn lahaa.
Bulshada gobolka, ayaa madaxweynaha uga mahadnaqday dedaalka xukuumaddu gelisay sidii gobolka looga hirgelin lahaa mashaariic midho dhal ah.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Berbera uga mahadnaqay soo dhaweyntii aan kala hadhka lahayn ee ay u sameeyeen markii uu gobolka yimi, waxana uu halkaa kaga jawaabay su’aalo kala duwan oo ay dhallinyarada reer Berbera madasha ku weydiiyeen.
Wa-bilaahi Tawfiiq

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews