Sheekh Almis Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Sababa Burburka Dawladnimada!
September 24, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Almis Imaam Yaxye Xaaji Ibraahim oo kamid ah culimada waawayn ee reer Somaliland ayaa ka hadlay waxyaabaha keena in ay dawladuhu burburaan.
Sidoo kale sheikh almis ayaa ka hadlay sida ay muhiimka utahay sidii dhalinyarada loogu samayn lahaa siyaasada qaran iyo sidii loo dhisi lahaa caqiiqadooda.