Madaxweyne Muuse Biixi Oo Golaha Guurtida Ugudbiyay Go,aan Doorashada Muranku Hadheeyay La Xidhiidha
September 25, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa golaha Guurtida u gudbiyay Go’aankii Komishanka Doorashooyinku ay maanta soo saaren.
Golaha Guurtida ayaa talaabo muddo kordhin ah qaadaya iyadoo Komishanku sheegen in 9 bilood lagu qaban karaayo Doorashada Madaxtooyada ee qorshaysanayd 13 November.
![](https://berberatoday.com/wp-content/uploads/2020/10/Guurti-Codaysay.jpg)